Qeexid

"eeg wanaaji. ld wanaajis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wanaajin oo kali ah:
  • Ambassador Wubishet Demisse ayaa carabka ku adkeeyey in dowladiisu aysan marnaba kala hadlin Waftigii uu hogaaminayeen Arrimaha Dibada Somaliland xaalada Lascanod lakiinse waxaan kawada hadalney sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Ethio-Somaliland.
  • Sida uu sheegay Mudane Cabdiqaadir Jirde, qofkii isku daya inuu danta guud wanaajinteeda tilmaan ka bixiyo waxaa loo yaqaanaa qof danseeg ah hubaashuna waxa weeye haddii danta guud hagaagi weydo inaanay jiri Karin dan gaara.