Qeexid
"Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid."
"Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid."
Wadaag:
Wax la qalay saafid ama kala bixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la wandharay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m.l
Wadaag:
Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato.
Nooc waran oo dheer.
m.l
Wadaag:
Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag: