Qeexid
"Wax la qalay saafid ama kala bixin."
[-ray, -rtay]
wandhar2 ay
wandhar2 tay
f.mg1"Wax la qalay saafid ama kala bixin."
Wadaag:
Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.
m.l
Wadaag:
Wax la wandharay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(xis.) Guud ahaan, shaxan ama tibaax waxa la yiraahdaa waa wanqaranyahay haddii qaybo ka mid ah shaxanka ama tibaaxda la isku beddel karo iyada oo aan shaxanka ama tibxaha la doorin. Shaxan joometariyeed waxa uu leeyahay wanqar noqod haddii baro ku yaalla shaxanka ay leeyihiin baro ku aaddan oo ka soo noqday bar kale oo loo yaqaan xuddun wanqareed, xarriiq wanqareed ama sallax wanqareed.
(xis.) Shaxan kasta oo loo qaybin karo laba qaybood oo middiiba midka kale uu u yahay humaag muraayadeed shaxan sallax ah waxa uu leeyahay ugu yaraan hal xarriiq wanqareed oo u qaybisa laba humaag muraayadeed. Xarafka A waa wanqaranyahay; is mana beddelo marka muraayad lagu eego. Hase yeeshe, xarafka R ma aha wanqar.
m.l
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(xis.) Jawaabta la helo marka laba ama dhawr tiro ama xaddi la isugeeyo.
m.dh
Wadaag:
Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag:
Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid.
Ambin; luggoyn. ld wedder2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: