Qeexid
Wax la wandharay ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax la wandharay ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax la qalay saafid ama kala bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: wandharan. ld wandharnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld wandhar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la wanqaray ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho.
Qeexid Kale: Wax la baabi'iyey ahaansho. 4. Meel wax biyo jiifaan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Qeexid Xigta: Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Idaha kooda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld wandharnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax nijaaso leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld tarandhaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax aad u badasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhadhan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dhadhan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: War sheegid ama ku hadlid.
Qeexid Xigta: Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
Qeexid Kale: U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hadal; war la sheego.
Qeexid Xigta: ld warramid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]