Qeexid
"Faras iwm, tog ka bootin."
[-iyay, -isay]
wankalaali2 yay
wankalaali2 say
f.g2"Faras iwm, tog ka bootin."
Wadaag:
Bootin dheer oo fardaha iwm sameeyaan. ld wankalaalis.
m.l
Wadaag:
Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.dh) Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.
m.dh
Wadaag:
Walaalo ka dhigid (cid).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: