Qeexid
"Caano wansiix ka dhigid."
[-iyay, -isay]
wansiix yay
wansiix say
f.g2"Caano wansiix ka dhigid."
Wadaag:
Caano la lulayo oo subag ama firfir billaabay markaas.
m.l
Wadaag:
Caano la lulayo firfir ama subag yeelasho.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Caano la lulay wax wansiixay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ka w.: arrin ama xaalad lagu suganyahay sheegid ama gudbin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: