Qeexid

"Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waqaf oo kali ah:
  • Waxa kale oo isaguna halkaa ka hadlay Duqa magaalada Burco Aadan Waqaf, oo ururkaa ku soo dhoweeyay Burco iyo fagaaraha khayriyada.
  • Waqaf oo hadalkisa sii wata ayaa yiri" ciidanka aan wadaney waxa ay ahaayeen 250 iyo 17 Tekniko ma aysan aheyn wajibaadkooda in xududaha sugaan lakiin waxa ay ilaalinayeen waftiga wasiirada oo goboldaas gaarey."