"Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay."
Wadaag:
(-qfay, -qaftay; -qfi) Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).
f.g1
Daruur biyeysan.
Roob.
m.l
Welwel ama xanuun lala seexan waayay. ld weref1.
(-fyo, m.dh) ld saanqaaf.
ld waaq.
Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota.
ld warjeef1.