Qeexid
"Waxyeello weyn."
Qeexid Kale
Dagaal caan ah.
Qeexid Xigta
Goob dagaal taariikhdiisa la wada hayaa uu ka dhacay.
"Waxyeello weyn."
Dagaal caan ah.
Goob dagaal taariikhdiisa la wada hayaa uu ka dhacay.
Wadaag:
Geed dhirta wax lagu daaweeyo ka mid ah, cudbina ka baxo; soome; soomaggale.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
(f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
ld waaq.
Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota.
m.l
Wadaag: