Qeexid
"Xoolo Allabari dartiis u qalid."
[-cay, -cday]
waqdhaac2 ay
waqdhaac2 day
f.g1"Xoolo Allabari dartiis u qalid."
Wadaag:
(dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac1.
m.l
Wadaag:
Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal.
m.l
Wadaag: