"(dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac1."
Wadaag:
Xoolo farabadan oo alla-bari ahaan loo qalo.
m.l
ld waqdhaac1.
m.f.dh
ld waqdhaacid.
Xoolo Allabari dartiis u qalid.
f.g1
-cay, -cday
eeg wanjaaci.
eeg shaaci. ld shaacis.
Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal.
eeg dhakaaci.