Qeexid
"Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal."
"Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal."
Wadaag:
Xoolo Allabari dartiis u qalid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
(dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac1.
m.l
Wadaag:
ld waaq.
Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota.
m.l
Wadaag: