Qeexid

"Waa; goor; jeer; shin; ammin."

Qeexid Xigta

Xilli; nur. ld wakhti.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waqti oo kali ah:
  • Qaraarka 1851 ayaa fasaxaya in wadamada waqtigaan ku mashquulsan la dagaalanka burcad badeedka Somalida ay qaadaan talaabo kasta oo ku haboon la dagaalanka kooxahaan si loo xakameeyo.
  • Cabdulahi Yusuf ayaa xusey in waqtigaan la joogin xiligii uu shaqada ka nasan lahaa islamarkaana aysan jirin xaalad ku khasbeysa xiligii loo cayimana uu gaarayo hadii aysan wax kale dhicin isaga oo xusey in bishaan dhamaadkeeda dalka ku noqnayo.