Qeexid

"Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego."

Qeexid Xigta

Hadal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga war oo kali ah:
  • Hiraale oo la wareegay Baardheere Xil.
  • Wararka ayaa dhinaca kale sheegaya inay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamayay, waxaana dagaalkan uu daba socdaa dagaallo toddobaadkii ugu dambeeyay si joogto ah uga dhacayay Muqdisho.