Qeexid
"Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego."
Qeexid Xigta
Hadal.
"Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego."
Hadal.
Wadaag:
Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato.
Nooc waran oo dheer.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.
m.l
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.
m.l
Wadaag:
Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado.
Qof ragannimo leh; geesi ah.
Labada gollood ee buurta middood.
m.l.kh
Wadaag: