Qeexid

"Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo."

Qeexid Kale

ld waraabid.

Qeexid Xigta

W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraab oo kali ah:
  • Waxaan ILAAHAY uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, eheladii uu ka baxay uu samir imaan ka siiyo.
  • Maanta waxaan halkan hanbalyo balaadhan uga soo jeedinayaa is bedelka uu ku keenay xisbigiisa Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.