Qeexid
"eeg waraabow3."
"eeg waraabow3."
Wadaag:
(daaw.) Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
m.l
Wadaag:
Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
m.l
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Cid oomman biyo la cabbo siin.
Beer oomman biyo ku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag:
Nafley oomman biyo siisasho.
Beer oomman biyo ku duwasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: