Qeexid
Nafley oomman biyo siisasho.
Qeexid Xigta
Beer oomman biyo ku duwasho.
[-saday, -satay]
f.g3Nafley oomman biyo siisasho.
Beer oomman biyo ku duwasho.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Biyo cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
Qeexid Xigta: W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
Qeexid Kale: ld waraabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Nafley wax la waraabiyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Beer wax biyo lagu sii daayey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid oomman biyo la cabbo siin.
Qeexid Xigta: Beer oomman biyo ku duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bayaal, m.l/dh) Dhurwaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Waraabe noqosho.
Qeexid Xigta: Wax hilib badan cuna noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg waraabso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld waraabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waraabi. ld waraabis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld waraab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg waraabsan. ld waraabsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: waraar wansiixin m.f.dh eeg wansiixi.
m.dh
Qeexid: Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto.
Qeexid Xigta: Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Ubad la dhalay; awlaad; ilmo; dhal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Qeexid Xigta: Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Qeexid Kale: Buur gollaheeda; jeex. 841
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoolo wax calalin; baryaqaadid.
Qeexid Xigta: Dad wax calalin. ld raamso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]