Qeexid

"Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto."

Qeexid Xigta

Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine