Qeexid
"(-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid)."
"(-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid)."
Wadaag:
Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Buur gollaheeda; jeex. 841
m.l
Wadaag:
Neef si wada jir ah u qalasho iyada oo qiimihiisa la wada bixinayo
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto.
Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.
m.dh
Wadaag:
Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
m.dh
Wadaag:
Cid oomman biyo la cabbo siin.
Beer oomman biyo ku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.
m.dh
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baanin.
ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab cawl ah oo lo'du yeelato.
Caano dhay ah, cabbaar yiil oo xoortii ka dhacday, labeenna soo yeelanaya. ld waraase.
m.dh
Wadaag: