Qeexid
"(-fyo, m.dh) Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle."
"(-fyo, m.dh) Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle."
Wadaag:
(-rfay, -rafday; -rfi) Welwel ama xanuun la seexan waayid. ld weref2.
f.mg1
Wadaag:
Karin laga dhaco; jeex.
Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.
m.l
Wadaag:
Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado.
Qof ragannimo leh; geesi ah.
Labada gollood ee buurta middood.
m.l.kh
Wadaag:
Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Buur gollaheeda; jeex. 841
m.l
Wadaag:
Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho.
Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho.
Wax la baabi'iyey ahaansho. 4. Meel wax biyo jiifaan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
m.l
Wadaag:
Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto.
Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.
m.dh
Wadaag:
Ganacsato yaryar oo aan dukaamo lahayn oo meel bannaan ama balbalooyinka hoostooda wax ku iibsada.
m.dh.u
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag:
Walax budo ah oo xalwada marka la samaynayo lagu daro.
m.dh
Wadaag:
Cid oomman biyo la cabbo siin.
Beer oomman biyo ku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: