Qeexid

"Ciidanka warmaha wata."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waranley oo kali ah:
  • Baqdaad oo ah meesha uu Maraykanku ku cabaaday, ayaa lagu soo waramay in gulufku tardheeyay, gantaalkuna ku galyamay, gaydhankaa waxa nagta iskaga saaray miltariga Maraykanka iyo waranleyaasha Ciraaq.