Qeexid

"U w.: cid u jawaabid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warceli oo kali ah:
  • Warcelinta waydiintani waayo badan bay maankiisa mashquulisay.
  • Waydiintan warcelinteeda aniga oo raadinaya ayaan iskala guday dayaxa.