Qeexid

"Cid ama wax danayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waree oo kali ah:
  • Hadalkan ayuu kaaliyuhu kaga jawaabayay hanjabaad ka timid Ururka Al-shabaab kaasoo ah inay xoog kula wareegi doonaan gobolka Somalida-Kenya, kaasoo ay sheegeen in xoog looga haysto Somalia.
  • Laakiin markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha talada hayaa (Madaxweyne Geelle), ayaa xaalku xoog u dhabqay oo jawiga Siyaasadeed ee labada dhinac marba gees dhigay.