Qeexid

"ld wareegaalayso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareegayso oo kali ah:
  • Waxay ku dhawaaqday inay Maraykanka usoo wareegayso shaqana ay halkaa ka billaabayso.
  • Taliyuhu wuxuu sheegay in dowladu ay dhawaan talaabooyin ka qaadayso kooxaha kasoo horjeeda ayna kala wareegayso goobaha ay gacanta ku hayaan oo ay ka mid yihiin kuwii ay maanta booqashada ku tageen.