Qeexid Xigta

ld wareeg1.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareegid oo kali ah:
  • Maamulka Puntland ayaa ilaa iyo iminka wax hadal ah ka bixin la wareegida degmada Laas Qaray ee gobolka Sanaag, iyadoo ay ka gaabsadeen in ay wax war ah ka soo saaraan.
  • Khilaafka ayaa la sheegay inuu ku saabsan yahay la wareegidda gacan ku haynta Gobollada Jubbooyinka, waxaana la sheegay in khilaafaas uu gaaray heer aad u xun, isla markaana la xallin la'yahay lagana cabsi qabo inay ku kala jabaan Maxkamaduhu.