Qeexid

"Nabar ama dhaawac waran ama hooto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareen oo kali ah:
  • Xidhiidhkaa dahsoon ee dareenadeena hoose isku hayaa haddii uusan jirin, erayadani kama soo burqadeen halbawlaha jidhkayga, Kuuma warwareen, kaamana walaaceen.
  • “Nimanka mucaaridka sheeganaaya ee halkan ka had-hadlayaa malaha xishoodkayaga ayay dawlad moodayaane Wallaahi in aanu beel-beel kula qasan oo intaan beeshayada u yeedho ay buutooy-buuto wareen ka dhici doonto.”