Qeexid
"Cid waran ama hooto ku dhufasho."
Qeexid Xigta
Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
"Cid waran ama hooto ku dhufasho."
Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
Wadaag:
Cudur xanuun kulul leh oo badanaa ku dhaca feeraha.
m.dh
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (xis.) Fogaanta ku dul meeran shaxan kasta oo oodan. Waxa kale lagu qeexaa dhererka xood oodan. Xoodkaasoo noqon kara siman sida goobo ama qabaal ama xood googo'an sida geesoole.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ku timaada qayb ka mid ah muruqa wadnaha oo u dhimata dhiig la'an awgeed. Astaamo: xanuun aad u xoog weyn oo lama filaan ah oo laga dareemo sida badan naaska bidixeed hoostisa, wuxuuna u fidi karaa xagga garabka, gacanta iyo luqunta.
m.l
Wadaag:
Cid madax xanuun dareemid.
Cid dayoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho.
Wax tuhmid.
f.mg1
Wadaag:
U q.: gar yaqaan cid u doodid.
U q.: cid u danaanin.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Meel macno la'aan u socosho.
(f.mg) Ka w.: wax ka leexasho.
(f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Socod aan dan la lahayn.
Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
m.l
Wadaag:
(xis.) Wadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.
m.l
Wadaag:
Wax wareegaya ka dhigid.
Dhinac kale u dhaqaajin (wax ama qof)
Ku w.: qalab ama xil qof faraha ka saarid. 4. Badar shiidan si buunshaha looga saaro walaanwilin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel wax u beddelasho.
Ka w.: meel ama wax ka leexasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato.
m.dh
Wadaag:
Soo w.: halkaad joogtid ka tag oo meel kale u wareeg.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag: