Qeexid

"Cudur xanuun kulul leh oo badanaa ku dhaca feeraha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareento oo kali ah:
  • Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Wareento; waxayna kooxaha toogtay ka baxsadeen goobta, iyadoo ehelladiisa ay ka qaadeen maydka albaabka guriga.