Qeexid

"Cid wareer ku ridid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareeri oo kali ah:
  • Cali Suudaani, ayaa markii uu u soo galay Najiib yidhi; “Cimri dheeraa, waar waa kan ninkii Najiib ee aad nagu wareerisaye, haddaba is arka.”
  • Kuwa qabiilku wareeriyey oo wanaaga Ilaahey ka indha tiray warkooda iska dhaaf, waxa ay rabaan duli nimo iyo gumaysi, laakiin Soomaalida inteeda badan taa wey diideen.