Qeexid
"Wax wareeray ahaansho."
[-naa, -nayd]
wareersan aa
wareersan ayd
f.mg4"Wax wareeray ahaansho."
Wadaag:
Xarig jeegada iyo tuurinka isu haya oo neef geel ah oo ilmo lagu sidkayo lagu xiro.
Suuman la qurxiyey oo fardaha madaxa loo geliyo.
m.l
Wadaag:
Wax qaab goobaabin ah leh ahaansho.
Ku w.: wax meel ku hareeraysan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Badar shiidan wax buunshada laga saaray ahaansho.
f.mg4
-sanaa, -sanayd
Wadaag:
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid madax xanuun dareemid.
Cid dayoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax dhaqanewareeray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg jaahwa-reersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. Jaahwareersanaansho m.l/dh ld jaahwa reersanaan.
m.f.dh
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (xis.) Fogaanta ku dul meeran shaxan kasta oo oodan. Waxa kale lagu qeexaa dhererka xood oodan. Xoodkaasoo noqon kara siman sida goobo ama qabaal ama xood googo'an sida geesoole.
m.l
Wadaag: