Qeexid

"Xarig jeegada iyo tuurinka isu haya oo neef geel ah oo ilmo lagu sidkayo lagu xiro."

Qeexid Xigta

Suuman la qurxiyey oo fardaha madaxa loo geliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine