Qeexid

"(-nno, m.dh) Dad wargeysyo qora."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warfidiyeen oo kali ah:
  • "Dadka dagaalka ku dhintay waxay u badan yihiin dhinacyada dagaalamayay dhowr ruux oo rayid ah ayaana ku jira, weli maydadku waxay yaalaan wadooyinka, waxaana socda ururintooda" ayuu ruux goobjooge ah u sheegay warfidiyeenka.
  • Odayo dhaqameed, aqoonyahanno, wadaaddo, fannaaniin, abwaanno, siyaasiyiin, warfidiyeen iyo dhammaan xoogagga bulshada ayaa isu yimid.