Qeexid

"W. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wargal oo kali ah:
  • Maalmihii la soo dhaafay qurba joogga Soomaalidu waxay garwaaqsadeen muhimada qalabka wabaahintu u leeyahay bulshada wargalinteeda.
  • Xuseen Maxamed Maxamuud "Suub-Sireed" oo beeniyey jiritaanka hadalkaan ayaa haddana qirey in ku-xigeenka Barlamanka isla markaana ah ku-simaha Madaxweynaha lagu wargaliyey in uusan shirarka xukuumada iyo Barlamanka ku qaban karin xarunta Madaxtooyada.