Qeexid

"Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wargeli oo kali ah:
  • Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye waxaa uu sheegay in hadalka ay u sii jeediyeen madaxda Xisbul Islaam uu yahay mid ay iyagu horay u qabeen, xitaana ay ku wargeliyeen madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan ay kulan la qaateen.
  • Kooxaha la wareegay gacanta ku haynta Degmada Ceel-dheere ayaa waxay kulammo la qaateen odayaasha halkaa ku sugan, iyagoo ku wargeliyay inay doonayaan inay la wareegaan gacan ku haynta Degmada Ceel-dheer.