Qeexid
"(-rayaal, m.l/dh) Cidda qof hadlaysa ama doodeysa warka ka koobisa."
"(-rayaal, m.l/dh) Cidda qof hadlaysa ama doodeysa warka ka koobisa."
Wadaag:
Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.
m.l
Wadaag:
Cid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala socdo warkiisa wuxuu yiraahdaba ka daba dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go'an soo baxa sida maalin, toddobaad, bil iwm oo inta la daabaco la faafiyo; joornaal.
ld wargeyn.
m.l
Wadaag:
Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: