Qeexid
"Ka w.: cid wax aysan horayn u ogeyn helid."
[-elay, -eshay]
warhel lay
warhel shay
f.mg1"Ka w.: cid wax aysan horayn u ogeyn helid."
Wadaag:
warhee warhee f.g/mg2 Ka w.: arrin iwm meesha ay mareyso la socosho. 2. Ka w.: cid dhaqaale u baahan taakulayn.
-heeyay, -haysay
Wadaag:
warhayn wareegacaddee f.mg2 1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn.
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Karin laga dhaco; jeex.
Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.
m.l
Wadaag:
Nafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka.
m.l
Wadaag:
Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado.
Qof ragannimo leh; geesi ah.
Labada gollood ee buurta middood.
m.l.kh
Wadaag:
warra'1 m.l/dh 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
Wadaag: