Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Qofka wararka tebiya. ld weriye."
"(-yayaal, m.l/dh) Qofka wararka tebiya. ld weriye."
Wadaag:
(-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f.g1
Wadaag:
Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo.
(-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye.
m.l
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
m.l
Wadaag: