Qeexid

"Hadal; war la sheego."

Qeexid Xigta

ld warramid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warran oo kali ah:
  • Aroornimadii haddii ay walaaladii la soo hadleen, arrintana wax ka waydiiyeen wuxuu u sheegay sidii ay ugu warrantay iyaduba, wuxuuse ku yidhi: Go’aanka intaanan gaadhin waan istikhaaraystay, haddana ka noqosho ma leh arrintaasi ee iska illooba.
  • Bal ka warran haddaad islaantan afka u dhuubto?