Qeexid
"Jirriqaa."
"Jirriqaa."
Wadaag:
warra'2 f.mg1 (-rra'ay, -rra'day) 1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
Wadaag:
warra'1 m.l/dh 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
Wadaag:
Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-qyo ..., m.dh) (fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaa, xarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka.
m.dh
Wadaag:
U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kitaab farguri ah oo ka hadlaayo falka iyo waxyaalihii ay dadkii hore ku dhaqmi jireen; warqabe.
m.l
Wadaag:
War sheegid ama ku hadlid.
Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f.mg1
Wadaag:
(-qo ..., m.l) (xis.) (Fallaar) Xarriiq toosan oo ka bilaabanta bar maguu raan ah oo si aan joogto ahayn ugu fidda hal jiho (dhinac) oo keliya.
m.l
Wadaag:
(-qo, m.l) (xis.) Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.
m.dh
Wadaag:
xarriiqa waqtiyeynta caalamiga m.dh (juqr.) Xarriq la mala awaalay oo caalamku isku raacay oo mara dhigta 180 , meelaha qaarkood oo magaalooyin lala raacay mooyaane. Marka darriiqdaas la gudbo iyada oo galbeed laga socdo barina loo socdo maalin ayaa lagu noqdaa; marka laga gudbo xarriiqdan lagana socdo bari loona socdo galbeed maalin dhan ayaa la lumiyaa.
Wadaag: