Qeexid
"U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho."
[-naa, -nayd]
warroon aa
warroon ayd
f.mg4"U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho."
Wadaag:
Qofka raadiya siraha cadowga.
Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.
m.l
Wadaag:
warra'2 f.mg1 (-rra'ay, -rra'day) 1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
Wadaag:
warra'1 m.l/dh 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
Wadaag:
War sheegid ama ku hadlid.
Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f.mg1
Wadaag:
Kitaab farguri ah oo ka hadlaayo falka iyo waxyaalihii ay dadkii hore ku dhaqmi jireen; warqabe.
m.l
Wadaag:
Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Cid aan dhibaato qabin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: