Qeexid

"(-dayaal, m.l/dh) Wargeys."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warside oo kali ah:
  • Warside Garoweonline.com waa warside madax bannaan, kana madax bannaan maamulka dawlad goboleedka Puntland.
  • Haddaba waxaan warsideyaasha reer Puntland ku guubaabinayaa inay ka foogaadaan wararka iyo faallooyinka aan runta ka tarjumayn.