Qeexid
"Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato."
Qeexid Xigta
Nooc waran oo dheer.
"Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato."
Nooc waran oo dheer.
Wadaag:
Ku w.: dhibaato dhacday cid u eersasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.
m.l
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: