"Qofka warka xun buunbuuniya."
Wadaag:
ld waxsheegid.
m.l
ld runsheegid.
ld warsheegid.
War qarsoon sheegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Jaad ka mid ah jaadadka caarada oo waa weyn, sun aad u xun ayuuna leeyahay.
Diradiraale; basaas; gogle; jaajuus.
ld warsheeg1.
m.f.dh
Dan la'aan meel u tegid.
f.mg2
-sheeyay, -sheysay