Qeexid
"W. ah: safar aan joogsi iyo nasiinyo lahayn."
"W. ah: safar aan joogsi iyo nasiinyo lahayn."
Wadaag:
U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qofka raadiya siraha cadowga.
Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Markab ama doon dekad ka furasho, ka goosasho.
f.mg1
Wadaag:
waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war3, waryee.
Wadaag:
Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.
f.mg3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.
Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Afarta nooc ee xoolaha la dhaqdo ah, geela, lo'da, ariga iyo gammaan ka; meesi.
m.l
Wadaag: