Qeexid

"Wax wasakh leh ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasakhaysan oo kali ah:
  • Magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood, ma jiro ceel qudha oo ka shaqeeyaa, dadkuna waxay ka cabaan ceellal gacanta lagu qoday oo wasakhaysan, lana siman musqulaha.