Qeexid

"Wax wasakh gaarsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasakhee oo kali ah:
  • Laakiin si kasta wax haw jireene waxa barnaamijka diiwaangelinta ka muuqday mad-madow iyo dhaliilo badan oo u muuqda inay wasakheeyeen kalsoonidii barnaamijka diiwaangelinta cod-bixiyayaasha oo ah albaabka ugu weyn ee laga gelayo garoonka ciyaarta.
  • Arrintii ayaa waxaa maqlay nin reer bani kinaana ah markaasuu kaniisaddii tegey oo qibladeedii wasakheeyey.