Qeexid
"Doonni, markab ama gaadiid kaloo badeed samayn ama dhisid."
[-ray, -rtay]
washir2 ay
washir2 tay
f.g1"Doonni, markab ama gaadiid kaloo badeed samayn ama dhisid."
Wadaag:
Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh.
m.dh
Wadaag:
Xisaab laba tiro ama ka badan oo laysku daray waxa ka soo baxa.
Naxwo, hal wax ka badan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.dh) Dhul biyabaxo ah oo ceelal gaaggaaban laga qoto. ld warshaaqo.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) (fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
m.l
Wadaag: