Qeexid

"(-do, m.l) In yar oo is-haysata; cad (hilib)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waslad oo kali ah:
  • Muddo dheer markii ay goobtani ahayd, bogcad dhul ahaan qodaxi taallo oo aan il-doogsi lahayn, ayay mar keli ah nabsi-bax heshay oo ay noqotay Waslad-dhuleedda ugu qiimaha weyn Caafimaad ahaan deegaanka ay ku fadhido magaalada Hargeysa.