"Galmo; isutag."
Wadaag:
Nin naag u galmood.
f.g1
-say, -stay
(-ooyin, m.l) Duco gaar ah oo waxlagu habaaro.
m.dh
Wax la wasay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
eeg was.
m.f.dh
Awood maskaxeed wax lagu kala garto.
W. ah: meel aan ciriiri ahayn. ld waasac.
m.l.kh
Wasiir ahaansho.
(-do, m.l) In yar oo is-haysata; cad (hilib).
Uskag; dhusuq.